Business

Guddiyada Maaliyadda iyo ganacsiga ee Baarlamaanka

Guddiyada Maaliyadda iyo ganacsiga ee Baarlamaanka

Guddiyada Maaliyadda iyo ganacsiga ee Baarlamaanka  ayaa sharci darro ku tilmaamtay canshuurta cusub.

Canshuurtaasi ayaa dhalisay khilaaf keenay inuu hakado ganacsigii Suuqa Bakaaraha iyo dhaq dhaqaaqii Dekeda Muqdisho.

Kulan Guddiyada Joogtada Golaha shacabka ay yeesheen ayaa waxaa uu u xil saaray Guddiyada Maaliyadda iyo Ganacsiga, kuwaasoo kulan la qaatay Ganacsatada Gobolka Banaadir, kana dhageystay cabashadooda.

War saxaafadeed qoraal ah ee guddiga soo saaray oo ka koobnaa shan qodob ayaa ugu horeyn waxaa sharci darro lagu tilmaamay canshuurta cusub ee ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda ee ah Canshuurta Iibka 5%, isla markaana la dhaqan gelin karin.

Tags

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
%d bloggers like this: