Business

Ethiopia iyo Imaaradka oo Heshiisyo Kala saxiixday

Dalalka Ethiopia iyo Imaaradka ayaa dhawaan kala saxiixday heshiisyo dhinaca dhaqaalaha iyo ganacsiga, kuwaasi oo saamayn ku yeeelan kara dalalka Geeska Africa.

Hishiiskaan ayaa ah mid siyaasadeed waxa uuna aad salka ugu hayaa dhaqaalaha Geeska Afrika waxaana suuragal ah in uu sameen xoogan ku yeesho dalal ay Soomaaliya ku jirto.

Hishiiskaan ayaa ku kacaya aduun dhaqaale oo dhan shanboqol oo milyan, waxaana laga baqayaa in uu yeesho sameen siyaasadeed.

Ethiopia iyo Imaaradka  ayaa waxa ay leeyihiin xiriir dhaqaale oo soo jireen ah lakiin waxaa muuqanaya in ay hada dar dar galinayaan labada dhinac.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
%d bloggers like this: